Dayuurada Ethiopian Airways oo saaka duulimaad caalami ah ka bilowday Muqdisho (Sawirro)

Markii ugu horreysay muddo 41 Sano ah ka dib waxaa soo caga dhigatay Gegida Dayuuradaha Muqdisho Dayuurad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airways. Garoonka Dayuuradaha Muqdisho waxaa ka dhacay munaasabad kooban oo lagu soo dhoweynayo duulimaadka caalamiga ah ee Ethiopian Airways ay ka bilowday Muqdisho. Waxaa munaasabaddan goob-joog ka ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka … Continue reading Dayuurada Ethiopian Airways oo saaka duulimaad caalami ah ka bilowday Muqdisho (Sawirro)